Wararka aan heleyno, Â ayaa sheegaya in dhowr madfac lagu soo tuuray aagga ay ku taallo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jira khasaaro ka dhashay madaafiicda qaarkood....
Boqortooyada Sacuudiga, ayaa ka shaqeeneysa sidii kulan fool ka fool ah u yeelan lahaayeen Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha dalka Suuriya Axmed Sharac,...
Shabakadda Bloomberg, ayaa ku warrantay $208 Bilyan oo khasaare ah inay la kulmeen bilyaneerrada ugu lacagta badan reer galbeedka, maalintii koowaad ee canshuurta uu soo...
Dowladda Turkiga ayaa loo tiriyaa xulufada ugu weyn ee xilligan leedahay dowladda cusub ee Suuriya, waxa uuna hadda Turkiga shaaca ka qaaday in aysan diyaar...
War-saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, ayaa lagu shaaciyay in ay kahor tageen dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed, oo damacsanaa in tahriib ahaan dalka...