Villa Somalia oo war ka soo saartay kulankii Xassan Shiikh & Erdogan
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Recep Tayyip Erdoğan, inta lagu guda...