NEWS Xasan Shiikh oo ka hadlay safarka Xamse ku tagay LaascaanodCaydiid AliApril 12, 2025 by Caydiid AliApril 12, 20250 Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Raisal wasaarihiisu u tegay Magaalada Laascaanood sidii uu xal nabaddeed ugu raadin lahaa colaaddii Gobolkaas. Madaxweyne Xasan... Read more
NEWS Cali Guudlaawe oo ka farxiyey askar soo qabatay Al-Shabaab noolCaydiid AliApril 12, 2025 by Caydiid AliApril 12, 20250 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ku sugan difaaca ugu dambeeyay ayaa warbixin ka dhageystay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo hoggaamiyeyaasha... Read more
NEWS Wadahadalkii Iran & Mareykanka oo la soo gebagebeeyeyCaydiid AliApril 12, 2025 by Caydiid AliApril 12, 20250 Wadahadallo muhiim ah oo u dhexeeyay Iran iyo Maraykanka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muscat ee caasimadda dalka Cumaan. Wadahadalladan oo ahaa kuwo dadban (indirect)... Read more
NEWS Xassan Shiikh oo la kulmay dhigiisa Recep Tayyip ErdoÄŸanCaydiid AliApril 12, 2025 by Caydiid AliApril 12, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Antalya ee dalka Turkiga dhiggiisa Turkiga Mudane Recep Tayyip ErdoÄŸan. Madaxweynaha ayaa... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo dhambaal Hambalyo ah soo dirayCabdi CadeApril 12, 2025 by Cabdi CadeApril 12, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo darajooyinka kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed... Read more
NEWS Xamse oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood (Sawirro)Cabdi CadeApril 12, 2025April 12, 2025 by Cabdi CadeApril 12, 2025April 12, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay Madasha Diblumaadiyadda ee AntalyaCabdi CadeApril 12, 2025April 12, 2025 by Cabdi CadeApril 12, 2025April 12, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeybgalay Madaxda Caalamka, furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga. Madashan oo ka mid ah... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo si weyn loogu soo dhaweeyay LaascaanoodCabdi CadeApril 12, 2025 by Cabdi CadeApril 12, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre  iyo wafdi uu hoggaaminayo ,ayaa  goordhaw gaaray magaalada Laascaanood ee  xarunta maamulka SSC Khaatumo. Xamse iyo wafdigiisa... Read more
NEWS Nin dhallinyaro ah oo dil loo geestay iyo ragii dilay oo la qabtayCabdi CadeApril 12, 2025 by Cabdi CadeApril 12, 20250 Cabdirashiid Xuseen Cabdiraxmaan oo kamid ahaa dhalinyarada da’ yarta ah ayaa xalay lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kaddib markii ay toogteen... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo soo saaray War-saxaafadeed kana hadlay …Cabdi CadeApril 12, 2025April 12, 2025 by Cabdi CadeApril 12, 2025April 12, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka... Read more