Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadashay xiisada maalmahan ka taagan Degmada Balad Xaawo ee ka dhalatay dhul boob iyo bur burin ciidamada Kenya ka wadaan...
Askari katirsanaa Ciidamada AMISOM kana soo jeeday dalka Uganda ayaa laga saaray liiska Ciidamada kadib markii lagu helay in gudaha Soomaaliya uu ku kufsaday gabar...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ilaalada ka ah dekeda Muqdisho ayaa caawa qabtay dhowr Kontaynar oo la isku dayey in si qarsoodi ah looga saaro dekeda...
Dowladaha Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay dalalkooda ka eryayaan...