Dagaal ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ka dib markii Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaaka Soomaaliya ay galabta qorax dhacii rasaas kulul...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dacwadda Soomaaliya ay geysay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay aysan ahayn mid joojinaysa heshiisyada ay Somaliland...
Kooxo biskoolado ku hubeesan oo katirsanaa Al Shabaab ayaa maanta meel ku dhaw Warshadii hore ee Baastada ee Degmada Yaqshiid waxa ay ku dileen askari...
Baarlamaanka 10-aad ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa lugaha la galay qalalaase siyaasadeed oo saameyn badan ku yeelan kara habsami u socodka howlaha iyo kulamada Golaha...