C/wali Gaas oo fasiraad ka bixiyey hadal muran badan dhaliyey oo dhowaan ka soo yeeray
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo maanta soo gaaray magaalada Garowe ayaa sheegay in Puntland ay ku filantahay shacabkeeda,balse haddii ay jirto cid meel kale...