Dawlad-gobaleedka Puntland ee Somaliya oo doorashadeeda ay ka dhimantahay sanad ka yar ayuu ka socdaa is maan-dhaaf u dhaxeeya Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta u tartamaya...
Waxaa lagu wadaa in maalinta isniinta oo ku began 30-ka bishan April magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana kursigan isku soo sharaxay 11-Musharax...
Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in ay ka adkaadeen awoodii siyaasadeed ee Iran ku laheyd wadamada Africa iyo dalalka deriska...
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in qoysas ka badan 25 kun ay ku barakaceen daadadkii ugu danbeeyay ee ka dhuftay magaalada Beledweyne....
At least 427,000 people have been affected by flooding due to heavy rains across Somalia in April, the Norwegian Refugee Council (NRC) said on Friday....
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishkuur ayaa ka hadlay go’aankii dowladda Kenya ay ku joojisay xaflad Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi ay doonayeen inay isaga kusoo dhaweeyaan....
Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka Somalia ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo...
Al-Shabaab ayaa sheegtay iney duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku weerareen kolonyo ay wateen ciidamada Kenya iyo Jubbaland oo ay la socdeen...