Ganacsato lagu eedeeyay in lacago siiyaan Al Shabaab oo digniin loo diray
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa digniin adag hawada u mariyay ganacsato ku dhaqan gobolkaasi gaar ahaan magaalada Baladweyne oo lagu eedeeyay in lacago siiyaan dagaalyahanada Al...