Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa jabhada ONLF ayaa maalmo ka hor laga sii daayey xabsiga, waxayna sii deyntiisa weji gabax ku noqotay...
Waa wax la fili karo in aad aragto waxaad la yaabto inta aad adduunyada joogto, Sidaa Darteed  Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay arrin...
Waxaa goordhaw isgooska Siinay ee magaalada Muqdisho ka dhacay qarax gaari lagu soo xiray mid kamid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa saakay darawal Mooto Bajaaj waxa ay ku dileen halka loo yaqaan Seybiyaano oo ku dhaw Isgooska Banaadir, waxaana dilkaasi aad...