Ra’iisul Wasaare Khayre oo tababar u xiray guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay xerada...