Sidee Al-Shabaab ugu suuragashay gelitaanka xarunta Otto otto ee aadka loo ilaaliyo? (Akhriso xeelad yaab leh )
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxay barqadii maanta weerar ismiidaamin ah iyo mid toos ah ku qaadeen dhismaha xarunta Gurmadka Booliska ee Otto otto oo...