Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda G/Banaadir iyo tan Racfaanka (Akhriso Magacyada)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka Gobolka Banaadir keddib soojeedin ka...