Dowlada Somalia oo Weerar Afka ah ku qaaday dadka ka hadlaya Xirnaashaha Wadooyinka Muqdisho
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa weerar afka ah ku qaaday dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee ka hadlaya dhibaatada ay...