Nin la sheegay in Daacish u duubi jiray Muuqaalada dilalka oo Maxkamad lasoo taagay (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ee dowlada Soomaaliya lasoo taagay Jaamac Xuseen Xasan oo ku eedeysan in uu katirsan yahay Daacish u...