(Daawo Sawirro) Taliyaha Booliska & Wakiilka QM ee Somalia oo lagu soo dhoweeyey Gaalkacyo
Wafdi uu hoggaaminayey Taliyaha booliska Somalia Bashiir Cabdi Maxamed (Ameriko) iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Wakiilka Qaramada...