Qaraxyo loo adeegsaday Bam gacmeedyo ayaa caawa lagu weeraray fariisin ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladdu ku leeyihiin Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa...
Garoomo lagu ciyaaro Kubada cagta ama fustelka oo ku yaalla halka loo yaqaano beerta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa la xiray, lana joojiyey in lagu...
Danjiraha dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagtii shalay lagu qabtay garoonka dayuuyadaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u socotay Safaaradda...