Dal Qaati ka taagan Shimbirka Daa’uuska & sharci lagu leynayo oo la soo saaray (Daawo Sawirro)
Shimbirka loo yaqaan Daa’uuska oo ka mid ah xaywaanada ugu quruxda badan caalamka ayaa dhibaato ku haya shacabka dalka Australia. Daa’uuska oo asal ahaan ku...