NEWS Maxaa looga hadlayaa shirka Riyadh uga furmay DF & IMF?Caydiid AliFebruary 3, 2025 by Caydiid AliFebruary 3, 20250 Waxaa maanta Magaalada Riyadh ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hey’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkaas oo... Read more
NEWS War cusub oo ka soo kordhay talaalkii DF ku waajibisay dadka dhoofayaCaydiid AliFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Caydiid AliFebruary 3, 2025February 3, 20250 Wasaarada Caafimaadka Somalia ayaa ka laabatay amar farayay dadka ka dhoofaya garoonka Aadan cadde iney qaataan talaal looga hortagayo cudurada qaar ayna bixiyaan lacag $50... Read more
NEWS Baaritaan culus oo laga sameeyey guryo ku yaalla KismaayoCaydiid AliFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Caydiid AliFebruary 3, 2025February 3, 20250 Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga ka sameeyay qaybo ka mid ah xaafadaha Magaalada Kismaayo. Howlgalkan, oo ay hoggaaminayeen saraakiil sare... Read more
NEWS Jubbaland oo Maxkamad soo taagtay rag & haween lagu eedeeyey..Caydiid AliFebruary 3, 2025 by Caydiid AliFebruary 3, 20250 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta u fariisatay dhageysiga Kiis ay eedeysanayaal ka yihiin Jamaal Cabdi Maxamed, Maxamed Cabdi Cabdulaahi... Read more
NEWS Al Shabaab oo soo qafaalatay Masuuliyiin ka tirsan KenyaCaydiid AliFebruary 3, 2025 by Caydiid AliFebruary 3, 20250 Koox hubeysan oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa afduubtay shan madax-xaafadeed kuwaasoo ku socdaalayay inta u dhaxaysa Ceelwaaq iyo Mandheera, xilli... Read more
NEWS Midowga Yurub oo digniin culus u diray Madaxweyne TrumpCaydiid AliFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Caydiid AliFebruary 3, 2025February 3, 20250 Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub oo Isniinta maanta ah ku kulansan Brussels ayaa uga digay Mareykanka in aysan jirin cid ka faa’iidaysa dagaal ganacsi, iyagoo ku celceliyay... Read more
NEWS Sargaal sare oo kasoo goostay Daacish oo isku soo dhiibay Ciidanka PuntlandCabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid (Laahoor) oo ka tirsanaa kooxda Daacish ayaa maanta isu dhiibay ciidamada Puntland, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta degmada Qandala ee gobolka Bari. Laahoor... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo soo celiyay Derajadii iyo xaquuqdii uu lahaa Gaashaanle sare Ibraahim…Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macallin Cabdullaahi... Read more
NEWS DFS oo la timid farsamo lacag looga cunayo rakaabka dibadda u baxa iyo khilaaf…Cabdi CadeFebruary 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 20250 Dowladda Soomaaliya ayaa la timid qorshe cusub oo lacag looga sameenayo dadka shacabka ah ee doonaya in dalka dibadiisa u safraan, iyadoona dadka xujo looga... Read more
NEWS Sawirro” Safiirka Falastiin u qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisho yimid lana kulmay…Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 2025 by Cabdi CadeFebruary 3, 2025February 3, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Falastiin usoo magacowday... Read more