Wafdi uu horkacayo Yalchin Rafiyev oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho ku soo dhoweeyay maanta...