Maamulka Hirshabelle ayaa si lama filaan ah dhawaan Gudoomiye kuxigeen degmo u magacaabay wiil 16-sano jir ah , xili wiilkaasi uusan ka war qabin wax...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday safar beri lagu waday in isaga iyo wafdi uu horkacayo ay ugu dhoofaan dalka Qadar sida ay...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Baarlamaanka Somalia. Waxay sheegtay inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan...
Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka kalsooni kala noqoshada ah ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa talooyin u soo jeediyey...
Xildhibaanada mucaaradsan Xukuumada Raisul Wasaare Khayre ayaa bilaabay iney ka faaideystaan khilaafka ka dhex aloosan baarlamanka Somalia ee ka dhashay mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawaari...
Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia ayaa go’aamo deg deg ah kasoo saaray Khilaafka xooggan ee u dhaxeeya xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Kulan ay maanta ay...
Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa wajihi doono dacwad ka dib markii lagu eedeeyay 16 eedeymood oo la xiriira musuqmaasuq iyo wax...