Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid. Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Yariisow ayaa...