Guddoomiyihii degmada Dayniile oo xilka laga qaaday & Mid cusub oo la magacaabay
Guddoomiyihii degmada Dayniile Cabdiweli Nuur Faarax ayaa xilka laga qaaday ka dib wareegto ka soo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir. Cabdiweli Nuur Faarax ayaa xilka gudoomiyaha...