Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa la sheegay in loo taxaabay xabsiga ka dib amar ka soo baxay taliska sare ee ciidanka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah. Farmaajo ayaa u rajeeyay Madaxweyne Barham inuu xilkiisa...
Xiisad ka dhalatay shaqo ka eryid lagu sameeyay madaxa qeybta hagista diyaaradaha Garoonka Aadan cadde ayaa saameyn ku yeelatay maanta howlihii shaqo ee Garoonka. Shaqaalaha...
Faahfaahino ayaa ka soo axaya duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al Shabaab....
Maxkamad ku taalla dalka Saudia Arabiya ayaa xukuntay in haweeney dalkaasi u dhalatay aanay guursan karin nin ay ragga ka soo xulatay sababo lagu sheegay...