Dowlada Somalia oo lagu eedeeyey iney Aqalka sare u adeegsatay faragelinta Galmudug
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Mesegawaa) ayaa madaxda dowladda federaalka ku eedeeyey iney weli sii wadaan fara gelinta ay ku hayaan dowlad goboleedka Galmudug....