Dabaaldegyo waa weyn ka socda Baydhabo kadib meydad la geeyay (Sawirro)
Shacabka magaalada Baydhabo , ayaa saakay isugu soo baxay waddooyinka magaaladaasi, iyaga oo ku faraxsan una dabaaldegaya jabkii saakay kooxda Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerar...