Madaxdii hore ee DF Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Shariif shiikh Axmed ayaa ka hadlay tacsina ka diray geerida ku timid Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha...
Waxaa caawa ku geeriyooday dala Oman Ahmed Saleebaan Dafle oo ka tirsanaa saraakiishii ugu sareysay dowladii Kacaanka ee uu hogaaminayey Madaweyne Marxuum Maxamed Siyaad Barre....
Shiinaha ayaa ku booriyay muwaadiniintiisa inay si buuxda u qiimeeyaan khataraha ka hor inta aysan u safrin Mareykanka, iyada oo la tixraacayo xaaladda amni iyo...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u dhoofay dalka Turkiga, si uu uga qeyb galo madasha diblomaasiyadda ee Antalya. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa wadahadal muhiim...
Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba muwaadin oo Shiinaha u dhashay, kuwaasi oo u dagaallamayay ciidammada Ruushka ee gobolka Donetsk, bariga...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa heshiis istiraatiiji ah oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka tamarta ee u dhexeeya...
Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka (State Department) ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, islamarkaana shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta laga daad-gureeyo,...