Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Maamulka K/Galbeed oo go’aan ka gaaray xisbiyada siyaasadeed ee dalka (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib uhishiisiinta iyo dowladaha hoose maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu hakiyay ilaa amar dambe Xisbiyada siyaasadeed ee doonaya inay xafiisyo ka furtaan degaanada uu ka arimiyo maamulka K/galbeed.

Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa, xilli horay degaanada maamulka Puntland looga hakiyay, in xisbiyadda Siyaasadda ee dalka ka jira ay xafiisyo ka furtaan, ayagoo xiray dhammaan xisbiyadii Xafiisyada ka furtay degaanada maamulkaasi.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta loo geestay Xamdi Maxamed

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirkii madaxda DF & Dowlad goboleedyada (Sawirro)

Caydiid Ali

Xildhibaano u badan kuwa Mucaaradka oo caawa la kulmay Guddoomiye Mursal (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---