Baraf aad u fara badan iyo qabow daran ayaa saameeyey magaalooyin badan oo ku yaalla qaarada Yurub.
Nolosha caadiga ah ee magaalooyinka ayaa adkaatay sababo la xiriira barafka iyo qabowga dhacaya oo sii socda xili la filayey iney yaraadaan.
Magaalooyinka London, Zurich iyo inta badan magaalooyinka dhaca woqooyiga qaarada Yurub ayuu barafkan saameeyey, waxaana barafoobay kanaalo iyo webiyo fara badan, waxaana la xiray qaar ka mid ah goobaha tareenada laga raaco iyo garoomada dayuuradaha.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com