Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada: Wiilal Mataano ah oo Guursanaya Labo Gabdhood oo iyana Mataano ah 

Labo Wiil oo mataano ah ayaa si wadajir ah jaceyl ugu qaaday labo gabdhood oo iyana maaano ah, waxa ayna Mataanayaashan hada qorsheenayaan in Mustaqbalka dhaw is guursadaan.

Mataanayaashan ayaa markii ugu horeesay isku bartay Munaasabadda sanadlaha ah ee Mataanayaasha Adduunka oo sanadkiiba mar lagu qabto Magaalada Twinsburg ee Gobolka  Ohio ee dalka Mareykanka.

Lamaanahan Mataanayaasha ah ayaa is alkuntay 2-dii bishan dhamaatay ee Febraayo, waxaana hada la qorsheenayaa guurka mataanayaashan oo wali la shaacin xiliga uu dhici doono.

Warbaahinta Caalamka ayaa si weyn u hadal heysa xiriirka Jaceyl ee ka dhax curtay Mataanayaasha , waxaana mataanayaashan is doontay lagu kala magacaabaa Jeremy  iyo  Josh Salyers iyo sidoo kale Briana  iyo Brittany Deane.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xildhibaanada Federaalka ee heysta dhalashada UK oo la shiray safiirkooda Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

Deni oo magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo u ku jiro C/raxmaan Faroole

Caydiid Ali

Bushaaro Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya Qurbajoogta Soomaliyed wakhtiga summer-ka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---