Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo cusub oo ka kala tiran Gobollada Mudug iyo Galmudug.
Xaaf ayaa min shan degmo oo cusub kusoo daray qeybta Galmudug ee Gobolka Mudug iyo Gobolka Galgaduud, isagoo sheegay inuu tixgeliyay isbedelka bulsho, degaan iyo dhaqaale ee ka dhacay gobolladaasi.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.comÂ