Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

TOOS U DAAWO: Soo dhoweynta Raisul Wasaare Khayre ee ka socota Kismaayo

Wafdi uu horkacayo Raisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Khayre oo wafdigiisa ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan goleyaasha dowlada iyo baarlamanka ayaa si diiran ugu soo dhoweeyey garoonka Dayuuradaha Kismaayo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, xubno ka tirsan maamulkiisa iyo qeybahga bulshada.

Raisul wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu meel fagaare ah kula hadlo shacabka Kismaayo

KILIK SII MUUQAALKAN HOOSE OOTOOS U DAAWO SOO DHOWEYNTA RW KHAYRE

https://www.youtube.com/watch?v=4SSKAEe1qF4&fbclid=IwAR2fzk4tegeyDZdxTRaUED3v_ASRDcub2VhW7-6oqsd7rHJ1Qtg4Nx6_7eQ

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Israel oo diiday qodob ku jiray heshiiskii xabad joojinta uu soo bandhigay Biden

Caydiid Ali

Sawirro: Meydadka askartii Xawaadle ee lagu laayay Ceelbaraf oo la aasay

Cabdi Cade

Ruushka oo hub iyo taageero kale ka codsatay miod kamid ah Wadamadda Caalamka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---