Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Mid kamid ah Musharaxiintii Madaxweynaha K/Galbeed oo xil loo magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu lataliyihiisa Arrimaha Nabadeenta iyo Dib –uheshiisiinta ugu magacaabay Sayid Axmed Sheekh Daahir.

Siyaasigan loo magacaabay lataliyaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kamid ahaa musharaxiintii la tartantay Cabdicasiis Laftagareen, waxaana Sayid Axmed Doorashadii uu ka qeyb galay ka helay afar cod.

Halkan ka Akhriso Wareegtada magacaabista Lataliyaha

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlad carbeed oo gargaar caafimaad ka daadisay hawada Gaza (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaa kasoo baxay Kulan maanta yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ?

Cabdi Cade

Wasaarada Waxbarashada oo si qasab ah ku hirgalineysa Manhaj cusub (Akhriso Wareegto)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---