Allbanaadir.com
NEWS

Guddi Qaban qaabiya Aaska Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo la magacaabay (Akhriso)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo loogu tala galay in ay diyaariyaan aas heer qaran ah oo loo sameenayo Wasiirkii Dastruuka Xukuumada Soomaaliya.

Meydka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in loo soo qaado magaalada Muqdisho si aas heer qaran ah loogu sameeyo.

 

Akhriso Magacyada  Guddiga

1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed

2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad

3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow

4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre

5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle

6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi

7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Booliska G/Banaadir oo soo badhigay askari galabta toogtay qof shacab ah (Sawirro)

Caydiid Ali

Xukuumadda oo ka hadashay tallaabo ay qaadeen ciidamada ammaanka

Cabdi Cade

Xogta kulan dhexmaray Guuleed & danjire Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---