Xisbiga Wadajir oo kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa walaac xoogan ka muujiyay heshiiskii ay wada gaareen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
War Saxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in heshiiska Farmaajo iyo Uhuru gaareen Madaxtooyada Soomaaliya ka been sheegtay, waxa uuna Xisbiga ku eedeeyay Villa Soomaaliya in Shacabka ay marin habaabineyso.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Xisbiga Wadajir soo saareen
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com