Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee booqashada shaqo ku joogay magaaladda Doha ee dalka Qatar ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qatar waxa uu kulan la qaatay Amiirka dalkaasi Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, waxaana ay kawada hadleen  xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan, si loo helo iskaashi wax ku ool ah oo labada dhinacba faa’ido u leh.

Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar, ayaa waxyaabaha ka soo baxay waxaa ka mid ah in dowladda Qatar ay miisaaniyadda Soomaaliya ee sanadkan 2019 ku taageerto 73 Milyan oo Riyaal oo u dhiganta 20 Milyan oo Dollar.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Gabar Sagaal sano jir ah oo lagu fara xumeeyey degaan ka tirsan Sh/Dhexe

Caydiid Ali

Abdelkadir Bensalah oo loo magacaabay Madaxweyne ku meel gaar ah

Caydiid Ali

Haweeney aan Muslim aheyn oo loo heesto in Daacishta Soomaaliya ragga u qori jirtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---