Allbanaadir.com
NEWS

Doorashada kursigii marxuum Cabaas Siraaji ee ka dhacday Kismaayo oo lagu guuleystay

Doorashadii kursiga ka banaanaa golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Kursiga oo ayb leedahay beesha Hubeer ayaa waxaa horey ugu fadhiyay Allaha u naxariistee Marxuum Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji oo ahaa Wasiirkii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud waxaana ku tartamay Maxamuud Siraaji oo la dhashay marxuum Cabaas Siraaji iyo Fardowso Xuseen Maxamed.

Guddiga doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, iyagoo sheegay in Max’uud Siraaji uu ku guuleystay doorashada isagoo cod aqlabiyad leh ku helay 50 cod.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Duufaanta Tembin oo dad badan dishay guryo badana bur burisay (Daawo Sawirada)

admin

Kala shaki soo kala dhax galay ciidanka dowlada ee ka howlgala Muqdisho 

Cabdi Cade

Mareykanka oo daandaansi dagaal ku tilmamay dhoolatuska ciidamada Shiinaha

Caydiid Ali
Taboola Ads ---