War Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Madaweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay khilaafka Siyaasadeed ee xiligan u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Xisbiga UPD ayaa soo dhaweeyay jawaabta ay dowlada federaalka Soomaaliya ka bixisay cabashada kasoo yeertay Kenya, waxa uuna xisbiga cadeeyay in dowlada Soomaaliya xaq u leedahay gacan ku heynta iyo go’aan ka gaarista xudeedaheena iyo kheyradkeena.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xisbiga UPD
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com