Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xisbiga uu Hogaamiyo C/raxmaan C/shakuur oo War kasoo saaray khilaafka Somalia iyo Kenya

War Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir uu Hogaamiyo Siyaasiga Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa looga hadlay khilaafka Diblumaasiyadeed ee soo kala dhax galay Soomaaliya iyo Kenya.

Xisbiga ayaa taageeray go’aanka dowlada federaalka ka qaaday khilaafka taagan, waxaana warka kasoo baxay Xisbiga lagu sheegay inuu ku garab taagan yahay dowladda Soomaaliya ilaalinta wadajirka, midnimada xuduudaha dhulka iyo madax banaanida Qaranka .

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xisbiga

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo :-Dhaqanka & Siyaasiyiinta Galmudug oo marti qaaday Musharax General Tuuryare

admin

Musharax Cabdikariin Guuleed oo ka hadlay Talaabadii uu qaaday Ra’isul Wasaare Rooble

Cabdi Cade

Dowlada Ruushka oo gargaar culus ugu deeqday Soomaaliya (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---