Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Madaxda maamul goboleedyada dalka ku casuumay shir ka dhacaya 20-ka bisha soo socota ee Marso magaalada Garawe ee caasimada Puntland.
Shirkan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid wadatashi ah oo looga hadlayo arimaha Dowlad goboleedyada dalka iyo guud ahaan arimo khuseeyo dalka, waxaana warqada casuumada shirkan loo wada diray Madaxda maamul goboleedyada.
Halkan ka Akhriso Warqada Casuumada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com