Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Nabadoon Cabdulle Macalin oo Muqdisho ku geeriyooday iyo Masuuliyiin ka tacsiyeesay

Allaha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabadoon Cabdulle Macalin Maxamed Geedi oo kamid ahaa Waxgaradka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Muqdisho.

Nabadoonka ayaana isla galabta waxaa lagu aasay Qabuuraha Barakaat ee magalaada Muqdishao, waxaana aaska Marxuun Cabdulle Macalin ka qeyb galay. Xildhibaano ,Masuuliyiin, Waxgarad iyo bulsho badan .

Waxaa halkan tacsi ka diraya 

Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow

Xildhibaan Cabdulaahi Gaafow Maxamuud

Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare

Xildhibaan Naciima Maxamed Gacal

Gudoomiye Maxamed Abuukar Jacfar

Nabadoon Cabdi Siyaad  Geedi

Axmed Nuur Cabdi Siyaad

Cabraxmaan Macalin Xuseen

Axmed Khaliif Maxamed

Dhamaan Masuuliiina iyo dad kale oo badan waxa ay  halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Qoyskii iyo dhamaan ehelkii uu ka baxay Nabadoon Cabdulle Macalin oo maanta Muqdisho ku geeriyooda laguna aasay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Qudus: Nin hubeysan oo dil iyo dhaawac u geystay dad Yuhuud ah (Sawirro)

Caydiid Ali

Xus loo sameeyey dadkii ku dhintay qaraxii dhacay Xarunta Gobolka Banaadir (Sawirro)

Caydiid Ali

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay afgembigii fashilmay ee gobolka Amxaarada Itoobiya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---