Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jaziira Hospital oo Muqdisho keenay Dhaqaatiir dalka Dibadiisa loo aadi jiray (Sawirro)

Dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ay  yimaadeen dhaqaatiir ka socota dalka India kuwaa oo fulinaya Qaliino iyo daaweyn kala duwan.

Dhaqaatiirtan timid Isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ayaa waxaa ku jira Dhaqaatiir dalka India loogu aadi jiray daaweyn, waxaana Dhaqaatiirtan hada laguugu keenay dalkaaga hooyo adigoon safar dheer u bixin.

Takhasusyada dhakhaatiirta Jaziira ka howl bilaabeysa ayaa kala ah:

Daawaynta lafaha, badalidda jilbaha iyo sinaha. sidoo kale qaliimada laf-dhabarka iyo dhaawacyada sports-ka.

Sidoo kale waxaa isbitalka Jazeera ka howl galaya dhaqtarka xanuuda beerka, burooyinka, cancer-ka iyo daawaynata xanuunada habitats B.

Mudada ay dhakhaatiirtu shaqayn donaan waa labo isbuuc marka laga reebo dhaqtarka Daawaynta lafaha, badalidda jilbaha iyo sinaha sidoo kale qaliimada lafaha dhabarka iyo dhaawacyada sports-ka oo joogi doona muddo 7 cisho ah.

Waxii Faah faahin ah kala xiriir 

Tell:0619992070/0619994070

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Qoyska Uhuru Kenyatta oo ergo u soo dirsaday Madaxweyne Ruto iyo Wasiir Ducaale oo…

Cabdi Cade

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada Qarax Khasaaro lagu gaarsiiyay Ciidamo Kenyan ah

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo Shaaciyay in Garbahaarey aysan Doorasho ka dhici karin (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---