Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Hogaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Madaxwayne Xaaf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirro)

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa kusii qul qulaya Madax kala duwan oo ka qeyb galeysa Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni.

Waxaa gabal dhicii maanta magaalada Garawe gaaray Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo

Masuuliyiintan waxaa garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo masuuliyiin kale oo katirsan Galmudug.

Magalaada Garawe waxaa isugu tagay Madax katirsan dowlada federaalka, Madaxweynayaal hore, Hogaamiyaasha Maamul goboleedyada dalka, Xildhibaano, Siyaasiyiin mucaarad iyo muxaafid isugu jira iyo marti sharaf kale oo badan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro+Video) Saameynta Roobabku caawa ku yeesheen Wadada Maka Al-Mukarama

Caydiid Ali

Guddoomiye Madaale oo Caawa ku afuray Degmo Amnigeeda aad u liito (Sawirro)

Cabdi Cade

Ciidamada amaanka oo gubay Jaad si sharci daro looga ganacsan rabay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---