Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maraykanka oo joojiyey shaacinta Khasaaraha Weerarada ay ka fuliyaan Somalia (Sababta)

Qoraal ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada africa AFRICOM ayaa lagu sheegay inay joojinayaan shaacinta khasaaraha ka dhasha duqeymaha ay ka fuliyaan saldhigyada Al-shabaab ku leeyihiin Somalia.

AFRICOM ayaa sheegtay inay xoojinayaan duqeymaha ay la beegsadaan xarumaha Al-shabaab, taas badalkeedna dowladda Mareykanku u deysay dowlada Somalia iney shaaciso khasaaraha ka dhasha duqeymaha ay fuliyaan.

Arrintan ayay ku sababeeyeen, kadib markii ay arkeen hadalo mararka qaarkood isburinaya oo mararka qaarkood labada dhinac ay soo kala saaraan.

Afhayeen u hadlay taliska Ciidamada Mareykanka  ayaa shaaciyay in talaabaddan ay timid ka dib markii ay kulamo kala duwan yeesheen Madaxda ugu sareysa AFRICOM.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Wareegtadii Saadaq Joon lagu hoos geeyay Saldhiga Booliska Garoonka Adan Cadde oo la baahiyay

Cabdi Cade

Wiil 12 jir ah iyo dad kale oo aano qabiil loogu dilay degaan ka tirsan Galgaduud

Caydiid Ali

Daawo Sawiro laga soo qaaday Madaafiic maanta ku dhacday xarunta Xalane

Cabdi Cade
Taboola Ads ---