Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada, iyadoo munaasabad arintaas ku saabsan ay ka socoto magaalada Jowhar oo xarun u ah maamulka.
Waare ayaa golaha wasiirada ku soo daray xildhibaano iyo xubno ka soo jeeda beelaha dega maamulka oo ka taliya dhul baaxad leh oo ku yaalla bartamaha Somalia.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com