Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo amar adag ku soo rogtay Cumar Faaruuq Cismaan (Akhriso)

akhrMaamulka Puntland ayaa maanta iska hortaagtay Cumar Faaruuq Cismaan inuu wax shir ama tababar ku qabto magaalada Garowe.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xersi Cali (Qarjab) oo ku socday maamulka iyo Taliska Booliska Gobolka Nugaal ayaa lagu sheegay in Cumar Faaruuq uusan ogolaansho ka heysan Puntland sidaasi darteedna qaban karin wax shir ama tababar ah.

Cumar Faaruuq oo sheegta inuu yahay Xoghayaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa shalay tegay magaalada Garowe si uu halkaas ugu qabto tababar loo furayo suxufiyiinta halkaas ka howlgasha.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Duq Magaalo ka tirsan Yurub oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Guddiga amniga Laascaanood oo ka soo horjeestay raafka ka socda magaalada

Caydiid Ali

Magaalo kutaala Israa’il oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay kadib cabsi kusoo korortay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---