Allbanaadir.com
NEWS

Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo Xasaanadii xildhibaanimo laga xayuubiyey (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay guddiga Anshaxa ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubballand ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka tirsanaa baarlamanka Maamulkaas

Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyey inuu galay faldambiyeed la xiriira been abuur iska hor keenid iyo qalqal gelin degaanada Jubbaland iyo inuu keenay mooshin been abuur ah.

Waxay sheegeen in warqada xasaanada looga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ay u gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, isla markaana uu aqbalay, waxayna u qorneyd sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo dib loo hawlgeliyay & RW Khayre oo ka hadlay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Maxkamad ku taalla Mareykanka oo 260 sano ku xukuntay Sayfullo Saipov (Sawirro)

Caydiid Ali

RW Khayre oo markii ugu horeysay ka hadlay doorashada hogaanka cusub ee K/Galbeed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---