Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka guddigaasi Sayid Cali Sheekh Maxamed sidoo kale ka saaray xubanimadii guddigaasi.
Xil ka qaadista lagu sameeyay Gudoomiye kuxigeenka guddiga doorashooyinka ayaa la ogeesiiyay Madaxda ugu sareysa ee dalka, waxaana lagu eedeeyay Gudoomiyaha xilka laga qaaday xadgudbyo kahor imaanaya sharciga iyo xeer hoosaadka guddiga u degsan.
Halkan ka Akhrison Xil ka qadaista lagu samreeyay Sayid Cali
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com