Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Ciidamo uu wato abbaanduullaha XDS oo howlgalo isbaaro qaad ah ka wada Sh/hoose

Ciidan uu horkacayo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jen Odowaa Yuusuf Raage ayaa howlgallo lagu qaadayay jidgooyooyin ka sameeyay degmada nawaaxiga Afgooye.

Howlgalkan oo ay hor kacayeen taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Jen, Odowaa Yuusuf Raage iyo Saraakil kale ayaa lagu qaaday Isbaarooyin lagu dhibaateyn jiray shacabka, iyagoo gacanta ku dhigay shan ka mid ah Kooxihii ay Jid-gooyada u tiillay iyo hubkoodii.

Abaanduulle Odowaa Yuusuf ayaa sheegay inay u taagan yihiin difaaca dalka, isla markaana aysan u dulqaadan doonin in la dhibaateeyo Shacabka, waajibna uu ka saaran yahay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ragii ka dambeeyay dilka taliyihii ciidanka gor gor oo xukun dil ah lagu riday

Cabdi Cade

Qaraxyada inta aysan dhicin waa la sii ogyahay balse dadka lalama wadaago!!

admin

Muuse Biixi oo ka hadlay Jabhad mucaarad ah oo ka dilaacday Burta Gacan-libaax

Caydiid Ali
Taboola Ads ---