Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland oo goordhaw Garawe lagu doortay

Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareegii ugu dambeeyay doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka socotay magaalada Garawe, waxaana wareegii ugu dambeeyay doorashada ku tartamayay labo musharax.

Doorashada Madaxweynaha Puntland waxaa ku guuleestay Musharax  Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 35 cod halka Musharaxa kaalinta labaad ka galay Asad Cismaan Cabdulaahi Diyaano uu isna helay 31-cod.

Doorashada goordhaw ka dhacday magaaada Garawe ayaa aheyd mid xiiso iyo xamaasad gaar ah wadatay, waxaana doorashada isaga haray Musharaxiin horey loo saadaalinayay in ay ku guuleesan donaan.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay la dhacsan tahay natiijada kasoo baxady doorashada in kastoo laga guuleestay musharaxiintii ay taageeraysay ,ahada waxa ay guul dowladu u aragtaa in Gaas meesha ka baxay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Shir looga hadlay qodob muhiim ah oo ka dhacay Madaxtooyada Somalia (Sawirro)

Caydiid Ali

Trump oo shaaca ka qaaday in Eeyo arxan daran u adeegsanayo Dibad baxayaasha hadii ay…

Cabdi Cade

Askar katirsan ciidanka Booliiska oo xifdisay Qur’aanka Kariimka oo la dalacsiiyay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---