Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareegto ka soo saaray maqaamka ay yeelan doonto degmada Cadaado ee gobolka Mudug.
Xaaf ayaa wareegtadiisa ku sheegay inaan la iloobi Karin doorkii reer Cadaado ka qaateen dhismaha maamulka Galmudug oo uu sheegay in dhibaato badan laga soo maray.
Afar xarumood oo muhiim ah ayuu Xaaf ku xusay wareegtada in la siiyey magaalada Cadaado kuwaasoo ay ku jiraan xarunta Baarlamanka Galmudug, xabsiga iyo xarumo kale.
Halkan hoose ka akhriso Wareegtada:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com